Hirshabelle Oo Qaadacday Qodobo kasoo baxay Shir ka dhacay Muqdisho

Maanta oo ay taatiikhdu tahay 15ka bisha Abril, 2019. Waxaa ka soo baxay wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka ee Dowladda Federaarka ah, war murtiyeed lagu sheegay in dhamaan Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyadu ay laba maalmood ku lahaayeen magaalada Muqdisho kulan looga tashanayey fulinta mashruuca ka jawaabidda xilliga dhaw ee xaaladaha deg degga ah. Dawlad … Continue reading Hirshabelle Oo Qaadacday Qodobo kasoo baxay Shir ka dhacay Muqdisho